Sections
 
Ku cusub Denmark Shaqada Waxbarasho Ururro Caafimaad Isla noolaasho iyo uur Dhaqanka Bulshada
You are here: Home Caafimaad Dhakhtar iyo caddaynta caymiska caafimaadka
Document Actions
  • Send Facebook
  • Send Send
  • På dansk På dansk

Dhakhtarka iyo caddaynta caymiska caafimaadka

Boggan waxa aad ka heli kartaa warbixinno ku saabsan dhakhtarada guud, dhakhtarada khaaska ah, dhakhtarada gargaarka degdega iyo wacida alarm (alarmopkald).

Caddaynta caymiska cudurrada iyo waxay tarto

Faahfaahin la xidhiidha caymiska cudurradaa ee dawladda iyo waxyaabaha ay tarto caddaynta caymiska cudurrada. Sii akhri...

Dhakhtarka caadiga iyo ka khaaska ah

Warar ku saabsan siyaabaha loola xidhiidhi karo dhakhtarka caadiga ah iyo ka khaaska ah, iyo sida dhakhtar gurigaaga kuugu iman karo. Sii akhri...

Dhakhtar waardiye ah (Lægevagten) iyo Alarm 112

Siday u suuragelayso in la waco dhakhtarka waardiyaha ah ee xaafadda, xilliyada ay xidhan yihiin dhakharrada caadiga ah. Wicidda tilifoonka 112 ee kaalmada degdegga ah, bukaan socodka iwm. Sii akhri...

Links