|
Caafimaadka iyo cudurka

Halkan ka akhri: • Astaamaha iyo calaamadaha khatarta • Talooyin fiican oo la xidhiidha nadaafadda • Kooxaha u nugul iyo tallaalka
Si akhri...
Hiv waa eray la soo gaabiyay oo ah "fayruus burburiyaa habka difaaca jirka". Sida magaca ku cad hiv waa fayruus, kaasoo burburiyaa habka difaaca jirka aadanaha, qofka qaadaa fayruuskan wuxuu noolaan karaa muddo dheer iyadoo uu fayruusku jirka ku jiro, ayna calaamado tilmaamaya ka muuqan, uusanna qofku dareemin xanuun, hase yeeshee waqti hore iyo waqti danbaba midey ahaataba fayruuskan wuxuu burburiyaa habka difaaca jirka ilaa xad, iyadoo uu jirku muddo dheer uusan iska difaaci karin xataa cudurada fudud iyo infakshannada Sii akhri....
KansarkaKansarka waa cudur ku dhaca unugyada. Jirka biniaadamka waxa uu ka sameysan yahay malaayiin unugyo ah. Jirkayagu mar kasta waxa ay sameeyaan unugyo cusub: saas baan ku kornaa, ku bedelma unugyada jeexma ama bogsiiya unugyada dhaawaca ka dib. Hide sidayaashu (gener) waa qeybaha unuga u sheegta waxa uu qabanayo. Qaar hida sidayaasha ayaa u sheega unuga iney istarmiyaan. Sii akhri...
|
|
|